Magacyada Guddi Shirgudoonka Guurtidu U Saaray Ka Talo Bixinta Muddo Kordhinta Xukumadda

0
960

Hargeysa, (HargeisaPress) — Fadhigii golaha guurtida ee Maanta ayaa mudaneyaashu iskula qaateen in guddi balaadhan loo saaro ka talo bixinta Muddo kordhinta hor taala golaha guurtida. Gudoomiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, oo fadhiga furay ayaa mudaneyaasha ku wargaliyay in shir gudoonku isla gartay in guddi loo saaro go’aanka goluhu ka qaadanayo Muddo kordhinta, iyadoo mudaneyaashuna ku taageereen.

Guddida ayaa ka kooban 25 Xubnood oo lagu saleeyay hanaanka saami qaybsiga Golaha, saddexda 5 Gudoonka ah iyo xoghayaha golaha.

Fadhi uu yeeshay Sihr-guddoonka Golah Guurtiddu 30/04/2015 kagana hadlay  xubnihii loo magacaabi laha Guddi ahaan Muddo kordhinta Xukuumadda ee Golah hortaal, si ay  Golahu ugu soo jeediyaan tallo ahaan waqtiga ku habboon ee laga dhigi karo Muddo kordhintaasi, ka dibna  u Goluhu ku Go`aan qaadan-doono, ayaa lagu magacaabay Xubnahani :-

 

1. Sulaymaan Maxamuud Aadan         Guddoomiyaha Golaha.
2. Siciid Jamac Cali                            Gudd ku-xigeenka 1aad ee Golaha.
3. C/raxmaan Sheekh Yuusuf Sh.        Gudd ku-xigeenka 2aad ee Golaha.
4. Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan          Xubin.
5. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf                   Xubin.
6. C/qaadir Maxamed Xasan                     Xubin .
7. Siciid Xuseen Huruuse                         Xubin.
8. Mamduux Cusmaan Sheekh                 Xubin
9. C/qaadir Aw Xuseen Mire                     Xubin
10. Xasan Sh. Axamed Sh. Nuux                Xubin
11. Cabdi C/laahi Xasan                           Xubin
12. Siciid C/laahi Yaasir                           Xubin
13.Axmed Daahir Maxamuud                   Xubin
14. Cawil Xuseen Axmed                          Xubin
15. Farxaan Ciise Ubaxle                          Xubin
16. Cawil C/laahi Caydiid                         Xubin
17. Axmed Nuur Aw Cali Aadan                Xubin
18.Sul  Isamaacil Sul.C/raxman               Xubin
19. C/raxmaan Qawdhan Muxumed          Xubin
20. Xuseen Madar Xoosh                          Xubin
21. Caydiid Cabdi Maxamed                      Xubin
22. Nuur Rayaale Khayre                          Xubin
23. Xasan Cumar Axmed                          Xubin
24. Dayib Xasan Axmed Faarax                 Xubin
25. Maxamed Jamac Abokor                     Xubin
26. Xirsi Ciise Jaamac                              Xubin
27. C/raxmaan Axmed Araaye                  Xubin
28. Maxamed Shire Faarax                       Xubin
29. C/laahi Ibraahim Habane            Xoghayaha Golaha –  Xoghayn

LEAVE A REPLY