Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Looga Dareemayo Buuxinta Jagadii Uu Baneeyay Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xoghayaha Guud Ee Wakiilada Oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Codsiyada Ilaa Hadda Soo Gaadhay Xafiiskiisa

0
1034

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa magaalada Hargeysa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed ee khuseeya buuxinta jagadii gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ee uu baneeyey Cabdiraxmaan Cirro,waxaana loolan adagi  uu dhex marayaa xildhibaanada golaha wakiilada gaar ahaana murrashaxiinta u tartamaya jagadaasi.

Xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday tiradda codsiyada xildhibaanada ee ilaa hadda soo  gaadhay xafiiskiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here