Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta xadhiga ka jaray Dhismaha Cusub ee Dallada SONYO iyo Nuxurkii khudbadii halkaas laga jeediyay + DAAWO SAWIRRO

0
1100

Hargeysa, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa maanta markii uu horeysay guri weyn oo ah dhime laba dabaq ah islamarkana noqon doona Xarunta guud ee dhalinyarada Somaliland .

Xarunta guud ee dhalinyarada Somaliland .
Xarunta guud ee dhalinyarada Somaliland loo Dhisay .

iyado munaasibadii dhismahaasi xadhiga lagaga jarayay ay ka soo qayb galeen Madaxmweyne Siilaanyo, Xubno ka tirsan Golahiisa wasiirada, Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaridka ah Wadani , UCID , ururada bulshada rayidka ah, Hay’adaha samafalka caalamiga ah , Madax dhaqamadeedka Somaliland, qaybo ka tirsan bulshada Somaliland sida Ganacasadtada, culimo awdiinka, ardayda Jamcadaha, kuwa dugsiyada dalka, Marti sharaf kale oo tiro badan.

sonyo1
Munaasibadan oo ahayd mid heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana,ahayd madal kumiysay Mucaarid iyo muxaafid waxa kale oo laga dheehanayay munaasibad il yartu isqabtay oo dhamaan ka soo qayb galayaashii xiisa galisay hadaladii ay is waydarsadeen Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridka ah.

sonyo4
Maamulka Dallada SONYO iyo Xubnahan nidaam hayaha Barnaamijka furitaanka Dhismaha  ayaa saxaafada ka Codsaday in aanay madasha soo wada galin sida daraadeedna hadaladii madasha laga jeediyay aanu Goordhaw idin soo gudbin doono.

sonyo 13
Waxaa Munaasibadan Hadalo ka jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Hogaanka Dallada SONYO, Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Maxmaed Samaale, Maayirka Caasimadda Hargeisa Cabdiraxmaan Caydiid Soltelco iyo Marti sharaf kale .

sonyo16
SI kastaba ah ahaate Dhismaha dhismaha Dallada SONYO ayaa noqonaya mudo imika laga joogo Sanado badan mid loo bineeyo dhisme Dhalinyradu leedahay.

sonyo9

sonyo12

 

La Soco..
Shiine Cilmi HargeisaPress News Desk  
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here