Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Safarka Uu Madaxweynaha Maamulka Garoowe Ku Yimid Badhan

0
851

Hargeysa, (HargeisaPress) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulamo maalmihii ugu danbeeyey magaalada Hargeysa ku dhex maraayey madaxda xisbiyada mucaaridka kuwaas oo lagaga hadlaayey arimaha doorashooyinka iyo xaalada dalku maraayo.

Sidoo kale Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu si adag uga Hadley safarka uu Madaxweynaha Maamulka Garoowe ku yimid magaalada Badhan ee gobalka Sanaag, waxaana uu safarkaasi ku tilmaamay gardaro iyo daan daansi dagaal, isla markaana ay ka xukuumad ahaan ay waajibkooda arintaasi ka qaadan doonan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY