Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wafti ka socda UNSOM + SAWIRRO

0
833

Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminaayo wakiilka cusub ee Xafiiska UNSOM u qaabilsan dhinaca gar-gaarka bina-aadam-nimadda  Mr. Adam Abdul-mowla.

Kulankani ayaa lagaga wada hadlay sidii xafiiska gar-gaarka ee UNSOM usii laban laabi lahaa hawlaha gar-gaar ee uu ka waddo Somaliland.

LEAVE A REPLY