Madaxweynaha Somaliland Oo Si Diirran Loogu Qaabilay Magaalada Dubai + SAWIRRO

0
1182

Dubai, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley.

Waxaana Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo katirsan dawladda imaaraadka carabta waxaanay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da  garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dal  ka dibna madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here