Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Maxamed Rashiid

0
739

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qay galay aas qaran oo magaalada Hargeysa loogu sameeyay dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan, isagoona ka waramay taariikhdiisii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here