Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Britain

0
1363
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha JSL

Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu dhambaal hambalyo iyo boogaadin ah u dirayaa Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Britain Boris Johnson oo maanta oo Salaasa ah 23.07.2019,loo doortay xilka hogaamiye-nimo ee dalkaas.

Madaxweyne Biixi  ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay ayaa u dhigana sidan hoose.

 

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here