Madaxweynaha Shiinaha oo booqday Dalka Iran

0
811

TEHRAN , (HargeisaPress) — Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Iran isaga oo ku jira booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye Shiinaha uu ku tago magaalada Tehran muddo ka badan toban sano.

 

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Iran isaga oo ku jira booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye Shiinaha uu ku tago magaalada Tehran muddo ka badan toban sano.

Iranian Foreign Minister Mohammad Javad Zarif (R) meets with Chinese President Xi Jinping (L) upon the latter's arrival in the Iranian capital Tehran, on January 22, 2016. (AFP/ISNA/MOHAMMAD REZA NADIMI)
Iranian Foreign Minister Mohammad Javad Zarif (R) meets with Chinese President Xi Jinping (L) upon the latter’s arrival in the Iranian capital Tehran, on January 22, 2016. (AFP/ISNA/MOHAMMAD REZA NADIMI)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mr Xi waa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee yimaada dalka Iran tan iyo markii laga qaaday cunaqabateynta caalamiga ah toddobaad ka hor, taasi oo qayb ka ahayd heshiiskii lagu xadidayay barnaamijka niyukleerka ee Tehran.

 

Warfidiyeenka ayaa sheegaya in Madaxweyne Xi booqashadiisa gobolka ay qayb ka tahay isku day balaaran oo lagu jiheynayo awoodda Shiinaha ee sii kordheysa gobolkaasi oo markii hore ay hareeyeen danaha Mareykanka iyo Ruushka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here