Madaxweynaha Jabuuti Oo Qaabiley Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya

0
975

Jabuuti (Hargeisa Press): Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka gaashaandhiga dawladda Itoobiya  Caasha Maxamed, oo booqasho ku tegtay Jabuuti.

Kulanka uu madaxweynaha Jabuuti la yeeshay wasiirka gaashaandhiga Itoobiya ayaa la sheegay in ay kaga wadahadleen arrimo la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labadda dal.

Madaxweyne Geelle, waxaa kulankaasi ku wehelinayay xubno ka mida golahiisa wasiirrada, halka sidoo kale-na wasiirka gaashaandhiga Itoobiya ay la socdeen masuuliyiin.

Hargeisa Press/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here