Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Kulan Kula Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Caalamka Iyo Ujeedada Kulanka Uu Faah-faahin Laga Bixiyey

0
1337

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta xafiiskiisa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay safiirada Somaliland u fadhiga caalamka.

Waxaana ujeedada kulankan faahfaahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here