Madaxwayne Siilaanyo Oo Jeediyey Khudbad Xasaasi Ah Oo Uu Arrimo Badan Kaga Hadlay Si Adagna Ula Hadlay Xukuumadda Xamar

0
1000

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyey shacabka reer Somaliland,waxaana uu si qoto dheer uga hadlay qaranimada Somaliland iyo dib ula soo noqoshadii xornimada ee Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa sidoo kalena waxa uu si adag ula hadlay xukuumadda Xamar isaga oo ka dhawaajiyey in Somaliland ay tahay dawlad qaran ah oo madaxbanaan.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here