Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland oo Xuska 18-May Kala Qayb Galay Shacabka Boorama.

0
816

Borama,(HargeisaPress) — Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa maanta si balaadhan looga xusay sanad guuradii 28aad ee ka soo wareegtay maalintii Somaliland ku dhowaaqda inay dib ula soo noqotay madax banaanideedii, oo gobolka awdal ayaa si balaadhan looga dabaadagay xuska waxana ka soo qayb galay Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan  Saylici .

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

Info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here