Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo ka Qaybgalay Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Tima Cade Ee Gobolka Gabiley + SAWIRRO

0
104

Gabiley ,(HargeisaPress) —Madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici Oo Ay weheliyaan Xubno wasiiro ah iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ka qaybgalay xaflada Qalin jabinta Dufcadii 6aad ee Ardayda Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.

Munaasibadan Qalin jabinta ardayda jaamacada timada cade ayaa sidoo kale waxaa kasoo qaybgalay , maamulka gobolka, madax-dhaqameedka ,abwaano iyo  aqoonyahan Tiro badan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY