Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Fariin Culus Udiray Shaqaalaha Dawlada.

0
752

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwayne kuxigenka somaliland cabdiraxmaan saylici oo maanta ka hadlayay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa fariin culus udiray shaqaalaha dawlada oo uu usoo jeediyay in ay shaqada qaranka daacadnimo ugutaan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here