Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Culimadii Nabadaynta Ujoogtay Ceel Afwayn Oo Wacdiyo Diini Ah Ujeediyay Bulshada Deegaanka.

0
838

Ceef-afwayn, (HargeisaPress) — Ergadii Nabadaynta Colaada beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ee uu hogaaminayay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo culimada reer somaliland ayaa salaadii jimcaha la tukaday dadwaynaha reer ceel afwayn.

Halkaasi oo Culimadu ay uga jeediyeen wacdi diin ah iyadoo madaxwyne kuxigeenku udiray fariimo waano ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here