Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyey Siyaasadda Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Fariina U Direy Madaxwayne Siilaanyo

0
304

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yusuuf Yaasiin ayaa walaac xoogan ka muujiyey habdhaqanka Siyaasadeed ee saddexda xisbi qaran ee dalka,waxaana uu fariin u direy madaxwaynaha Somaliland.

 

 

LEAVE A REPLY