Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekeda Berbera Kana Digay Dagaal Siyaasadeed Oo Ka Dhasha

0
1088

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yusuuf Yaaasin ayaa ka hadlay wareejinta dekeda magaallada berbera ee lagu wareejiyay shirkada Dp World, waxaana uu madaxwayne ku xigeenku ka digay dagaal siyaasadeed oo ka dhasha.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

https://youtu.be/tn4QWByR2d8

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY