Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Borama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo Uu Faahfaahin Ka Bixiyey

0
1103

Borama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal,waxaana uu madaxwayne ku xigeenku uu faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here