Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabiley Wafti ka Socda Hay’adda Save The Children Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0
1259

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabiley wafti ka socda hay’adda Save The Cildren,waxaana faah-faahin ka bixiyey waxa laga wada hadlay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Dayr.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here