Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Deeq Xoolo Nool Ah Gaadhsiiyay Cisbitaalka Wayn Ee Boorama

0
1100

Boorama, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta booqday cisbitaalka guud ee Boorama oo ay yaalaan dad uu soo ritay xanuunka shuban-biyoodka, waxana Madaxwayne ku xigeenku intii uu ku sugnaa halkaasi uu gaarsiiyay xoolo adhi ah oo loogu talo galay in lagu baxnaaniyo bukaanadaasi.

 

 

LEAVE A REPLY