Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalacsiiyay Saraakiil Badan Oo Ka Tirsan ciidamada qaranka Somaliland Xuskii Munaasibadii 23 Ee Ciidanka

0
1443

Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxwayne Siilaanyo ayaa dalacsiiyey isla markaana darajooyin ku taxay in ka badan 4000 (Afar Kun) oo sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland.

 

LEAVE A REPLY