Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixisey Xaaladda Caafimaad Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Ku Sugan Dalka Ingiriiska Iyo Arrimo Kale Oo Xasaasi Ah

0
801

Hargeysa,(HargeisaPress) —Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa ka warbixiyey xaalada caafimaad ee madaxwayne Siilaanyo oo ku sugan dalka Ingiriiska iyo waliba sidoo kale mudaharaadka la filayo inuu ka dhaco dalka Ingiriiska.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here