Madaxtooyada Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixisay Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku Tagay Imaaraadka Carabta

0
1101

Hargaysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmauud “Siilaanyo” ayaa maanta safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta.

Waxaana madaxtooyada Somaliland ay faahfaahin ka bixisay ujeedada safarka uu madaxwaynuhu ugu baxay Imaaraadka Carabta.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY