Madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka ayaa soo Bandhigay cadayntii ugu horaysay ee fashilkii doorashadii maraykanka ka dhacday

0
474

Hargeisa- (Hargeisapress) Madaxii guud ee hore laanta sirdoonka cia John O. Brennan, ayaa warbixintiisii ugu horeeyay usoo bandhigay dadweynaha manta 23-05-2017 xidhiidhka dawlada Russia iyo Madaxweyne donuld trump isdaba marintii doorashadii maraykanka ka dhacday.

warbixinta waxaa cadayn u ah in 2 nin oo ka mida sirdoonka maraykan in uu ka codsaday madaxweyne trump in ay baadhitaanadaa soo afjaraan si aan loo helin xaqiiqda jirta,labadaas sarkaal waxay arintaas ka hor sheegeen sharciga hortiisa.

waa markii ugu horaysay ee warbixinada dadka hortooda loosoo bandhigo iyadoo markhaatiyo cad loo hayo .

 

LEAVE A REPLY