Madaxda Gobolka Saaxil oo Tacsi u Diraya Saddexdii Marxuum ee Shilka Ku Geeriyooday

0
822

Badhasabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, Maayirka Degmada Berbera, Cabdishakuur Cidin, Maareeyaha Dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor),Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil. Yusuf Axmed Maxamed (Halac), isu duwaha Wasaarada Maaliyada ee Gobolka Saaxil Maxamed Cabdi Bulxan, Maamulaha Cashuuraha Bariga Berbera Shacayb Muuse Alaale, Cabdilaahi Caydiid Jamac, Siciid Aadan Diiriye, Cali Maxamed Muuse, Cabdikhaaliq Cabdilahi Aw Maxamed, Cabdilaahi Nuur,Cabdiqani Abiib Diiriye iyo Dhamaan Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada Gobolka Saaxil.Dhamaan Dadkaasi oo dhami waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan Allah ha u Naxariistee Marxuum Weli Daauud Cigaal oo ka mid ahaa Madaxda Wasaarada Maaliyada,Marxuum Maxamed Daauud oo ahaa mid ahaa Telefishinka HCTV iyo Marxuum Muuse Cali Ducaale oo ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland. Waxaanu alle uga Baryaynaa inuu Naxariistii Janno ka Waraabiyo, Ehaladii ay ka baxeena Samir iyo iimaan Saadiqa ka Siiyo.. Aamiin.. Aamiin.. Aamiin

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

11709435_10202988872082958_6430353775998202380_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here