Madaxda dalladaha HYPO, TALO-WANAAG iyo Kooxda Senegaal oo ka hadlay ku biiristooda xisbiga KULMIYE

0
985

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey Dalladaha SEMPO, HAYPO, TALO-WANAAG iyo kooxda kubada Cagta ee SENEGAL oo ka dhisan degmada Axmed Dhagax ee caasimadda Hargeysa, kuwaas oo si rasmi ah xisbiga ula midoobay maanta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here