Madax Dhaqameedka Awdal Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Degmadda Awbare

0
866

Boorama (Hargeisa Press.com): Hogaanka dhaqanka ee gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay dil saddex qof loogu degaanka Xero-geel ee degmadda Awbare, kuwaasoo la sheegay in ay dileen ciidamo ka tirsan liyuu booliska.

Halkan Ka daawo Hadalka Madax Dhaqameedka:

Hargeisa Press.com.

LEAVE A REPLY