Madax Dhaqameed Reer Somaliland ah Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal-beeleedka Xeraale Ee Gobolka Galgudud

0
907

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madax dhaqameed reer Somaliland ah ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal-beeleed  maalmahan ka socday degaanka Xeraale oo ka tirsan gobolka Galgudud ee badhtamaha dalka Soomaaliya.

Waxaanay sheegeen madax dhaqameedkaasi in ay gacan ka gaysanayaan deminta colaad-beeleedkaasi oo dad badan ay ku kala dhigteen dhinacyadda dirirtu u dhaxayso.

Madax dhaqameedkan Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa ayaa isugu jiray salaadiin, boqorro, Ugaasyo iyo odayaal dhaqameedka kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here