Madal Lagaga Hadlayey Miisaaniyadda Dalka Oo Dhalinyarada Hargeysa Su’aalo Ku Ganeen Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Nuxurka Jawaabaha Uu Ka Bixiyey

0
915

Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan lagaga hadlayey miisaaniyadda dalka oo ka dhacay xarunta Dhaqanka Hargeysa ayaa waxa ay dhalinyarada magaalada Hargeysa ay su’aalo ku ganeen siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo  isagu ka hadlayay miisaaniyadda dalka.

LEAVE A REPLY