Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyay Safarkiisa + DAAWO SAWIRRO

0
976
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa manta dalka dib ugu soo laabaty duca caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco oo safar shaqo ugu maqnaa wadamada Yurub gaar ahaan wadanka Swedan, maayir Solteco Waa si niyad sami ah u soo dhaweeyay Qaar ka mida golihiisa xildhibaanada, ku xigeenka duqa caasimada ,iyo boqolaal shacabka reer hargeysa ah .
DSC00727
Ugu horayin waakan maayirka oo ka warbixinaaya Sarafkiisa “Waxaan Mar labaad Iyo Mar sedexaadba idiinka mahadnaqayaa sida fiican ee aad ii soo dhawayseen anoo ka maqnayin dalka howlo shaqo awgeed aniga iyo shan xildhibaan oo kale .
DSC00725
Guulo Badani way nooga soo hayodeen howlaha aanu halkaa u tagnay dibna tafaasiil faro badan waan idiinka sheegi donaa heshiisna waanu soo galay waan markii kowaad ee geeska afrika wadan ku yalaa uu dalalka  yurub heshii la soo galo, safarkayagu waxa uu ahaa u jeedkiisu laba qaybood oo kala ah in heshiisyo la soo wada galo iyo in xildhibaanadu toba bar soo qaataan iyadoo qaybta kale bixi doonto bisha aktoobar ee sanadkan .

DSC00723

Tu kale ayaa jirta waxa inugu soofool leh 18 may qof walba hadii oo Somaliland laba bacood ka qaado caasiamda waa nadaafad u soo koradhay wadankeena .

Dhinaca kale maayir solteeco oo hadlo qus goyin ah siiyay wadanka Somalia ee aynu jaarka nahay wax uu yidhi “Qolyahan aanu walaalaha nahy ee somalila ee wadamada aanu heshiska la soo galay ka dab hadlaya waxaan leenahay adeer waan kala tagnee sheegshegeen hadhsan”
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here