Maayerka Caasimadda Hargeysa Oo Kulan Xogwaraysi Ah La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Jsl Kana Waramay Qorsheyaal Kala Duwan.

0
868

Hargeysa, (HargeisaPress) –Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu sheegay in aqalka Madaxtooyada Somaliland laga rarayo magaalada isla markaana laga dhisi doono degaanka Xaraf ee galbeedka magaalada Hargeysa halkaas oo iminka dhismihiisa ay ka wadaan ciidanka qaranka Somaliland.

Sidoo kale Maayarka Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Xarunta guurtida laga dhisi doono koonfurta magaalada halka wakiillada laga dhisayo bariga magaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here