Maayer Soltelco muxuu ka yidhi baadhista Hanti dhawrka guud ka bilaabeen dawlada hoose

0
1132

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” ayaa ka hadley baadhitaankii maalintii shalay ahayd ay xarunta Dowlada hoose ee Hargeysa ay ka bilaabeen saraakiil ka socda Hanti Dhowrka guud ee qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here