Maayarka gabiley iyo Agaasimaha Hay’adda IRADA oo Xalay Si Rasmiya U Furay Ciyaarta Loo Yaqaano FIBA 3×3

0
2187

Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amin Cumar iyo Agaasimaha hay’adda IRADA Axmed yasin Muxumed, Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Rasmiya U Furay Ciyaarta Loo Yaqaano 3×3 Basketball, Waxaa sidoo kale iyaguna halkaasi ka hadlay Xildhibaan Cabdisamed Ciidle Cali(Cabdi Xabeeb) oo soo dhaweeyay tartankan ugana mahad celiyay hay’adda IRADA oo iyadu maalisay.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here