Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Jawaabay Eedaymo Ay Masuuliyiin WADDANI Ka Tirsani Usoo Jeediyeen Marwada Madaxwaynaha Somaliland

0
920

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa ka jawaabay eedaymo ay usoo jeediyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI Marwada madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris.

Sidoo kalena waxa uu ka gaabsaday inuu bulshada caasimada Hargeysa ka qanciyo sababaha ay dawlada Hoose u dumin waayeen gaydhka Hudheelka Marwada Madaxwaynaha oo la sheegay inuu dhinac wadada kaga jiro.

https://youtu.be/pBrlpAIWfHg

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY