Maayarka Baligubadle Oo Ka Warbixiyey Waxyaabaha U Qabsoomay

0
1317

Baligubadle (Hargeisa Press.com): Maayarka degmada Baligubadle Cabdi Iimaan Jaamac oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd ayaa ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay  mudadii uu xilka hayay.

Halkan Ka Daawo Maayarka oo arrimahaas faahfaahinaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY