Maareeyaha Shirkada SOMCABLE Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool.

0
1044

Hargeysa, (HargeisaPress) —Mareeyaha shirkada Somcable ayaa Hadhimo sharafeed usameeyay Gudoomiyaha cusub ee dhawaan Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Gobolka Sool Cabdiqani jiidhe. Munasibad Qado sharafta ahayd ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta shirkada somcable iyo xubno Wasiiro ah xildhibaano iyo kale oo  socday xukuumada Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY