Maamulka Wajaale Oo Sameeyay Hawl gal Ay Ku Banaynayeen Wadooyinka Magaaladda

0
763

Tog-Wajaale (Hargeisa Press.com): Maamulka magaaladda Tog-Wajaale ayaa maanta sameeyay hawl gal ay ku banaynayaan suuqyadda magaaladda oo cidhiidhi badan ka jiro, iyadoo la bur-buriyay meherado wadooyinka hareerahoodda laga dhistay.

Guddoomiye ku xigeenka degmadda Wajaale Mursal Nuux Cismaan, ayaa ka hadlay qorshahan ay ku banaynayaan suuqyadda magaaladda.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY