Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaarico Horumarineed Oo Laga Hir Geliyey Gobolka

0
932

Gabiley (HargeisaPress)- Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta si rasmi ah xadhiga uga jareen sadex mashruuc oo laga hir geliyay deegaanada Laaca, Isha Gudban iyo Xanaanada hooyada iyo dhalaanka ee gudaha magaalada Gabiley.

Sadexdan mashruuc oo ka mid ah mashaariicaha 20118 ayaa waxaa hir geliyay islamarkaana maal geliya dawlada hoose ee degmada Gabiley.

Maayarka gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar ayaa ugu horayn faah-faahin ka bixiyay mashaariicahan horumarineed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/jB8J6YjzH9w

LEAVE A REPLY