Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer Kusoo Maray Goobihii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roob Dabaylo Watay Ee Shalay Ka Da,ay Gabiley

0
799

Gabiley, (HargeisaPress) —Maamulka Gobolka Gabiley ayaa kormeer Indho indhayna ksoo maray goobihii ay khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii dabaylaha iyo barafka watay ee shalay galinkii danbe ka da,ay gudaha magaalada gabiley oo khasaare kala duwan gaadhsiiyay goobo waxbarasho iyo taawarada shirkadaha isgaadhsiinta iyo dugsi waxbarasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here