Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Tartan Aqooneed U Qabtay Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe

0
1038

Hargeysa , (HargeisaPress) —Maamulka iyo Masuuliyiinta Dugsiyada Nuuradiin Schools ayaa waxay Tartan Aqooneed soconaya Bisha Ramadaan u qabteen Ardayda Dugsiyada Hoose Dhexe waxaana ujeedada tartan aqooneedkan ka warbixiyay Maamulaha guud ee Dugsiyada Nuuradiin Xaaji Mahad Ibraahim Maxamed.

Muuqaalkan hoose ka Daawo Warkaas oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here