La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo tacsi u diraaya qoyskii marxuumad SUREER FAARAX CABDILLE

0
972
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta marxuumad Sureer Faarax Cabdille ka baxdayMarxuumad SUREER waxay ku geeriyooday ABU DHABAI 29/12/2014

Waxaan Ilaahay uga baryaya marxuumadda inuu ku abaal mariyo dambi dhaaf iyo inuu ka dhigo kuwa dhaxla janatul-fardaws, ehel iyo asxaabna inaga yeelo kuwa laasima samir iyo duco. .Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.

Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl
http://samotalis.blogspot.com/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here