Kulan Lagaga Hadlayey Sidii Looga Hortagi lahaa Curdurka Dabaysha Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Hargeysa

0
950

Hargeysa, (HargeisaPress) —Kula muddo laba cisho ah ka socday magaalada Hargeysa isla markaana lagaga hadlayay talaabooyinka ku haboon ee lagaga hortagi karo cudurka dilaaga ah ee dabaysha ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here