Kulan Ku Saabsan Dejinta Qorshe Hawleedka Wasaaradda Shaqadda Oo Hargaysa Ka Furmay

0
858

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa furay kulan hawleed ku saabsan qorshe hawleedka wasaaradaasi  ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradaasi.

Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay isu-duweyaasha wasaaradaasi ee goboladda dalka, agaasime waaxeedyadda wasaaradda shaqo gelinta, iyo shaqaalaha wasaaradaasi.

U jeedadda kulankaasi ayaa lagu tilmaamay mid lagu dejinayo qorshe hawleedka wasaaradda ee sanadaha soo socda iyo sidii loo nidaamin lahaa qorshahaasi.

Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here