Kooxda Xidigaha Geeska Oo soo Saaray Hees Cusub: AFKAYGOOW QOLO MA TIHID

0
2546

HargeisaPress — Kooxda caanka ah ee Xidigaha Geeska, oo siweyn looga jecelyahay guud ahaan adduunka iyo dhulka Soomaalidu degto, ayaa soo saaray hees cusub oo layidha “Afkaygoow Qolo Ma Tihid 2017, Erayada: Abwaan Cabdirisaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani),Laxanka Maxamed Miyir Music al-ustaad Furinle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here