Komishanka Qaranka Somaliland iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo Kala Saxeexday Xeerar Khuseeya Doorashada Madaxtooyada+Nuxurka Xeerka

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) —Komishanka qaranka Somaliland iyo masuuliyiinta saddexda Xisbi Qaran ee WADDANI,UCID iyo KULMIYe ayaa maanta kala saxeexday xeerka Anshaxa qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ee doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ka bilaabmaysa gobolada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here