Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada

0
1082

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii bishan November, 2017-ka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegay in Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada intiisa badan la tiriyey isla-markaana lagu soo xereeyay Xarunta Guud ee Komiishanka Qaranka, inta hadhayna ay Jidka ku soo jiraan, marka ay Xarunta Komiishanka soo gaadhaana mar kale la tiring doono, si loo hubiyo.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here