Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maayarka Berbera Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera+Loolan Adag Oo Ku Dhex Maraya Labadan Maasul Maamulka Wakaalada Biyaha

0
1728

Berbera, (HargeisaPress) —Loolan adag ayaa dhex maraya maareeyaha wakaalada Biyaha Berbera iyo maayarka magaalada Berbera,taas oo salka ku haya maamulida wakaalada biyaha Berbera.

Maayarka magaalada Berbera ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maareeyaha oo ku saabsan in biyo la’aani ay ka jirto Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here