Khasarihii u horeeyey ee ku dhaca qurbajooga Somaliland

0
816

Waxa maamulka sare ee Gaandi public library maxkamada gobolka meesha waa la iibiye hadaanad iskaga tegin waad xidhantahay. Waa xukun ka yimid madaxtooyada.

Dawlada mmadxweyne silanyo waxay ku kacday in ay iibiso dhismihii wGaandi public library Hargeisa iyo waliba Hargeisa town post office oo ah meel tariikhi ah Oo la dhis wakhtii ingriiska waxaan ka iibisay maalqabeenada ay is beeshayiin in farax Xarbi Gandi public library waxaanu asasnay 1999. Markii aan aragnay baahida ardayda somaliland u meel ay wax ku ahkristaan.waxaanu u keenay bugaag dhamaystiran. Waxaanu soo gelin tacab badan waxaanu ka kala keenay America .Canda.uk.waxaan intaaso dhan soo wadnay oo boqolaal arday wax ka akhristaan malinwalba.iyo shacabkuba waxa dhaqaale ah oo naga soo galana majiro sideeba adunweynaha Labreeriyada wax tageera Dawlada dhexe iyo dawlada ha hose halka dawlada medexwene silanyo tirtirasyo tacab qurbajooga iyo dhamaan shacabka somaliland.

Waxa maamulka sare ee Gaandi public library maxkamada gobolka meesha waa la iibiye hadaanad iskaga tegin waad xidhantahay. Waa xukun ka yimid madaxtooyada.

La socko tariikhidii Gaandi public library

 

Abdillahi Abdi Ismail
Abdillahiismail@aol.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here