Khasaaraha Weerarki Nairobi

0
1392
Ciidanka amniga Kenya oo dad kasoo saaraya hoteelka la weeraryay ee ku yaalla Nairobi, Kenya, on January 15, 2019.

NAROBI, kenya Ugu yaraan 15 ruux ayaa la sheegay in ay ku dhinteen weerarki ay shalay maleeshiyo ka tirsan Al Shabaab ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Nairobi.

Warbaahinta Kenya ayaa ku warrantay in dad ka badan 30 ruux la geeyay isbitaallada magaalada Nairobi, waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca uu intaasi ka bato.

Haddaba wararki ugu danbeeyay ayaa Maxamed Cabdi Xasan Sandheere uu ka wareystay wariyaha VOA-da Maryan Maxamuud Qalanjo oo ku sugan magaalada Nairobi.

https://www.voasomali.com/a/4744992.html

VOA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here